Kalluumayste dhacdo yaab leh la kulmay & Warbaahinta caalamka oo hadal heysa (Daawo Sawirro)

Nin ka mid ahaa Kalluumaystada reer New Zealand ah ayaa badda ka soo badbaadiyay wiil 18 bilood jira, arrintaas loo lagu tilmaamay mucjiso mar la arag ah. Gus Hutt oo ku sugnaa xeebta Matata Beach ayaa isaga oo kalluumaysanaya arkay wax yar oo biyaha dul heehaabaya. Wuxuu markii hore u qaatay boonbale markii uu oohin … Continue reading Kalluumayste dhacdo yaab leh la kulmay & Warbaahinta caalamka oo hadal heysa (Daawo Sawirro)